WAR BIXIN CUSUB/Lasgeel har motatt hjelp fra (vestby IL)
Posted by hassan on September 05 2009 17:03:17

Images: caawimo.JPG waxaa laynagu caawiyay qalab ciyaareed kubada cagta ah oo uu inoogu deeqay ( Vestby IL) oo ah...

garamaan,53+131+56+11+8       = 259.
shanadadaha lacagta                =100
shanadaha dhabarka                 = 89
kubadaha taangad                    = 38




Extended News

WAR BIXIN CUSUB:

waxaa dhamaan xubnaha laasgeel iyo tageerayaasha guudba la ogaysiinaya in markii ugu horaysay uu ururka lasgeel ka helay deeq ka baxsan xubnaha joogtada ah ee iyagu ku deeqa dhaqaalaha ururka, waxaa laynagu caawiyay qalab ciyaareed kubada cagta ah oo uu inoogu deeqay ( Vestby IL) oo ah koox ka dhisan gobolka Akerhus gaar ahaan magaalada Vestby ee Norway, hadaba caawimadan oo qayb laxaad leh ka qaadan doonta kobcinta ciyaaraha ee ardayda reer laasgeel,oo xaga ciyaaraha aad uga liita.

.ExternalClass .EC_hmmessage P {padding:0px;} .ExternalClass body.EC_hmmessage {font-size:10pt;font-family:Verdana;} Ayaa hadaba alaabta  laynagu caawiyay ee ay inagu cawisay (Vestby IL).Waxaa xadigeedu yahay tan aan hoos ku qoran.

Shandadaha dhabarka= 89
garamaan ah kooxda (juventus) oo yar yar =53
garamaan yar yar oo ay ku ciyaarto (Vetsby IL) = 131 garan
Garamaan waa weyn (Juventus)  = 56 garan + 11 surwaladoodii ah
dharka goolwadayaasha oo dhamaystiran macaal gacmohoodii = 8
Shandaha yaryar e caloosha lagu xidho ee lacagta = 100 midh
kubadaha taangoda ee sero A da = 38 midh

isu geyn garamaanta kubada oo kala baxa 4 nooc ayaa isugeyntooda cala shay, iyaga  iyo alaabta kaleba
waa sida tan:

garamaan, 53+131+56+11+8       = 259.
shanadadaha lacagta                =100
shanadaha dhabarka                 = 89
kubadaha taangad                    = 38


isu genyn cala shay                 = 486

Hadaba waxaa ururka laasgeel u mahadnaqaya xubnihii ururka ee ka qayb qaatay helista qalab ciyaareedkaas, imika iyo haatana waxaa ina horyaala u hawl gelida qalabkaasi caawimada ah sidii loo diri lahaa oo kharash u baahan, si kobtii loogu talo galay ay u gaadho, ayaa waxaa ururku deeqbixiyeyaasha sharafta leh ka codsanaya, in qof waliba xil iska saaro ka qayb qaadashada hawshaasi iyada ah.

fadlan ku soo hagaaji caawimadaada, konto nr:05205092376.
Images: caawimo.JPGOrganisajonen vår Lasgeel har motatt hjelp fra (vestby IL), som har hjulpet oss med å skaffe sports utstyr. Vi i lasgeel er takknemlig for den støtten( Vestby IL) har gitt oss.
Hvis vi ser som detalijert i alle slags utstyr vi har fått fra (Vestby IL), i den 30.08.2009 er følgende sports utstyr:
Ryggsekk= 89 stk
Magetasker = 100 stk
Fotball drakter = 259 stk
Baller ======== 38 stk
Kepper hansker = 8 stk

Nå som vi har motatt den sportelige utstyret, så må vi gjøre oss ferdig og fullføre jobben som er å transportere varene til somaliland, som er veldig dyrt når det gjelder til å frakte dem til Lasgeel.
Derfor takker både Lasgeel i Norge og Lasgeel I somaliland alle som kan bidra med å gi økonomisk støtte, for å transportere utstyret til somaliland.
Vi takker for alle som har bidratt med å støtte de sportselige delen og vi i Lasgeel sier velkommen til alle som kan støtte
( Lasgeel skolen) til å transportere utstyret og  alle andre slags hjelp.



har er alt  om det trengs forandering vil jg gjerne si velkommen.

Images: caawimo4.JPGImages: caawimo5.JPG