TACSI
Posted by hassan on June 02 2010 23:10:46
TacsiInalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun,Waxaanu halkan tacsi uga diraynaa anagoo ah dhamaan ururka Laasgeel gudo iyo debedba,Hassan Mahamed Wacays oo ka tirsan gudiga laanta laasgeel ee Samaliland oo walaalkii Abdi Mahamed Wacays ku geeriyooday magalada hargeysa, waxaanu leenahay ilahay samir iyo iimaan ha ka siiyo qoyskii iyo qaraabadiiba, Illahay Janadii Fardawsa ha ka waraabiyo ayaanu ugu Ducaynayna.
AAmiin AAmiin.
Hassan Rashid.
Omar adan Jama.