barbaratay ka boodo ka buldhaan ku leeye
barashadu ogsoonoow waa bidhaan iftiinoo
wax xun ka badbaadshee bal midha ogaadoo
barta noloshu kow laba ka bilaabanaysiyo waa barada aadame
barbareey adaa hooy beritiyo hadeertaba usoo bixii dalkagoo baladkaba anfaciiyoo
marna baree noqdee bal midhaa ogaado ka boodo wax baro ooh ka buldhaan ku leeye bar kastood tagtaba wax ku baal socdaa bah wadaag tihiin waa waa barashadaadee bal midha ogow
wax baro
ka kaco wax baro barbartay wax baro
by abwaan cabdirashiid axmed meygaag |