Enable Javascript to see the clock.
<< March 2010 >> Su Mo Tu We Th Fr Sa 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31
Vi er en ORGANISASJON som er norsk somaliere bosatt i norge,
TacsiInalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, waxaanu halkan tacsi uga diraynaa anagoo ah dhamaan Ururka (Laasgeel) gudo iyo debed ba, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay(cheif Caaqil Rashiid Adan Hassan) oo 01.02.2010 ku geeriyooday magalada hargeysa, waxaanau leenahay illahay samir iyo iimaan ha ka siiyo qoyskii. qaraabada, asxaabta iyo dhamaan umada reer Somaliland....... Sii Akhri
15/12/09Ku : Jaaliyadaha Dugsiga Laasgeel u ololeeyaAniga oo ah Aadan Cismaan Guuleed Waxaan booqasho ku tagay Dugsiga hoyga ee AHMED SHEEKH Dacarbudhuq(Laasgeel)……
VI HAR FÅTT NYE BILDER FRA AHMED SHEEKH BARNE SKOLE.
Kulankii ururka laasgeel ee Norwaybisha = 03.10.2009
waxaa laynagu caawiyay qalab ciyaareed kubada cagta ah oo uu inoogu deeqay ( Vestby IL) oo ah...
garamaan,53+131+56+11+8 = 259.shanadadaha lacagta =100shanadaha dhabarka = 89kubadaha taangad = 38
VI HAR UTVIDET SKOLEN MED TRE NYE ROM.
ALLA MAHADLE.
Dacarbudhuq ((saaxil.net) -Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Somaliland Md.Xasan Xaaji Maxamuud Warsame ayaa xadhiga ka jaray Dugsi boodhin ah
Theme TLC by Harly